Hargeisa
broken clouds
24.7 ° C
24.7 °
24.7 °
46 %
11.4kmh
64 %
Sat
30 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
31 °
Wed
30 °
spot_img
Saturday, September 13, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka CaalamkaCarbiska Barbaarta Aqoonyahanka Somaliland (Shaqo-Qaran), Hiigsiga iyo Himilada. Qormada 2aad.

Carbiska Barbaarta Aqoonyahanka Somaliland (Shaqo-Qaran), Hiigsiga iyo Himilada. Qormada 2aad.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, agaasimaha guud iyo agaasime ku xigeenka Barnaamijka SHAQO-QARAN, taliyaha Madaxtooyada, taliyaha Xerada Carbiska Shaqo-Qaran, taliyayaasha tobabarka bixinaaya,  shaqaalaha Shaqo-Qaran iyo dhallinyarada qaadanaysa tobabarka Shaqo-Qaran waxay hiigsanayaan in Jamhuuriyadda Somaliland noqoto qaran buuxa oo ay dhallinyaradiisa ku beerantahay dal jacayl(waddaniyad), oo leh aqoon, karti iyo hufnaan ay ku xaqiijin karaan horumarinta iyo dhawridda qarankooda. Taasina waxay keenaysaa madaxda Qaranka iyo ciidanka qalabka-sidaa ay ka shaqeeyaan sidii loo soo saari lahaa dhallinyaro aqoonyahan ah oo wadaniyaduna ku xoogantahay hiigsidooduna yahay in wadankooda ay gaadhsiiyaan horumar waara.

Himilada:
Himilada Barnaamijka Shaqo-Qaran waa in uu dhallinyarada Somaliland u diyaariyo barnaamijo hufan oo lagu siinayo tobabaro xirfadeed iyo garaad-kobcin kor-u-qaadaya si ay nolol fiican u helaan, isla markaana kaalin mug leh uga qaataan xaqiijinta yoolalka horumarineed ee qaranka.
Barnaamijka Shaqo-Qaran wuxuu horseedayaa hab iyo hanaan ay sal u tahay qiyamka hoos ku xusan:
1. Daacadnimo iyo Dhexdhexaad: Barnaamijka Shaqo-Qaran waxa uu si daacad ah, isla markaana dhex u ah barbaarta aqoonyahanka ah ee gobolada Somaliland ugu fulinayaa xulashada imtixaanaadka, tobabarka iyo tobabarka shaqo.
2. Daahfurnaan: barnaamijka Shaqo-Qaran waxa uu diyaar u yahay in barnaamijkan  ay soo saaraan warbixino sanad le ah oo soo bandhigaya waxqabadka barnaamijka.
3. Isla-Xisaabtan: Barnaamijka Shaqo-Qaran waxa uu diyaar u yahay in la la xisaabtamo, hawl-wadeenada barnaamijka wadana la la xisaabtamo. Si’ loo gaadho guul waarta.
4. Adeeg Tayo leh: Barnaaamijka Shaqo Qaran waxa uu barbaarta aqoonyahanka ee carbiska ku jira waxa uu siiyaa adeegyo hufan oo ay hagayso aqoon, karti, khibrad laga helay dafcadihii hore, iyo hab-dhaqan suuban.
Sadam Osman kaabash
Hargeisa, Somaliland
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out our other content

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program to expand solar energy access in rural communities that remain disconnected from the national power grid. The Ministry of Energy and Mines announced that the first phase will provide solar systems to...

Sudan’s Ongoing Conflict Triggers New Wave of Refugees in Horn of Africa

The ongoing conflict in Sudan continues to fuel a humanitarian crisis, with thousands of civilians fleeing into neighboring countries in the Horn of Africa. Refugee camps in Ethiopia, South Sudan, and Chad are reporting a sharp increase in arrivals,...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities on its Red Sea coast, aiming to transform itself into a key trade hub in the Horn of Africa. The upgraded infrastructure includes modern cargo terminals and improved transport links designed to...

Check out other tags:

Most Popular Articles