Hargeisa
broken clouds
24.7 ° C
24.7 °
24.7 °
46 %
11.4kmh
64 %
Sat
30 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
31 °
Wed
30 °
spot_img
Saturday, September 13, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
GanacsigaXog Muhiim ah: Sicir Bararka Dhabta ah ee Maciishadda Magaalada Hargeysa.

Xog Muhiim ah: Sicir Bararka Dhabta ah ee Maciishadda Magaalada Hargeysa.

Magaalada Hargeysa waxaa laga dareemaya korodh ku yimi maciishadda. Waxaanay saamaysay dadkii danyarta ahaa ee nolosha hoose ku noolaa. Waxaana meel adag maraysa nolosha quutal daruuriga iyo qiimahii lagu kale iibsanaayey.

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay walaac ka muujiyey sicir-bararka ku dhacay maciishaddii dalka.

“Waxaa la marayaa xalaad qofkii mushahar soo qaatay wixiisiina aanay waxba uga goynin”, waxaa yidhi xildhibaan Guruje oo Maanta warbaahinta la hadlay.

 

Wadanku maanta waxa uu marayaa meel aad u sarraysa sicir bararkii, dawladuna ilaa hadda maykeenin wax lagu xakamayn karo.

Dawladuhu waxay inta badan sameeyaan talloobooyin wax-ku-ool ah oo lagu xakamaynayo sicir bararka sida in shacabka loo qaybiyo lacag caddaana, in maciishadda cashuurtooda hoos loo dhigo iyo in ganacsatada la taageero si sicir bararka loo xakameeyo.

 

“korodhka qiimaha maciishadda iyo qalabka dhismaha in dhowaalahan aad buu kor ugu kacay, waxaana sabab u ah in Magalaada Hargeysa aad looga dareemo, dadka ku nool caasimadda oo aad u badan iyo alaab xaddi geedu badanyahay ayaa inta badan Caasimadda lagu kale iibsadaa” Mustafe faarax oo ah aqoonyahan ku takhasusay dhaqaalaha ayaa isaga oo ka hadlayaa sicir bararka sida u sheegay MM Somali Tv.

 

Hddaba haddaan soo qaaano qiimaha maciishadda kal-hore 2020, waxay ahaayeen sidan, sonkor 50kg $24, daqiiq 50kg $20, bariis 50kg $26, baasto 10kg $7, iyo saliid 20L $17. Halka manta ay marayaaan waxaa u dhexeeya farqi aad u sarreeya. Waxaanay qiimayaashoodu kale yihiin sidan,  sonkor 50kg $33, daqiiq 50kg $27, bariis 50kg $28, baasto 10kg $9, iyo saliid 20L $32.

Halkaasna waxaa kaaga muuqda faraqa iyo kor u kaca aadka u sarreeya ee maciishadda Magaalada Hargeysa.

 

 

Fiiro Gaara: Hargeysa Herald kale soco warar sugan oo ku saabsan guud ahaan Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland.

 

 

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out our other content

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program to expand solar energy access in rural communities that remain disconnected from the national power grid. The Ministry of Energy and Mines announced that the first phase will provide solar systems to...

Sudan’s Ongoing Conflict Triggers New Wave of Refugees in Horn of Africa

The ongoing conflict in Sudan continues to fuel a humanitarian crisis, with thousands of civilians fleeing into neighboring countries in the Horn of Africa. Refugee camps in Ethiopia, South Sudan, and Chad are reporting a sharp increase in arrivals,...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities on its Red Sea coast, aiming to transform itself into a key trade hub in the Horn of Africa. The upgraded infrastructure includes modern cargo terminals and improved transport links designed to...

Check out other tags:

Most Popular Articles