Hargeisa
clear sky
17.9 ° C
17.9 °
17.9 °
92 %
4kmh
8 %
Wed
23 °
Thu
24 °
Fri
27 °
Sat
29 °
Sun
22 °
spot_img
Tuesday, March 3, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Dookha Nolosha120 Sanno jir Subax Walba u soo Kalaha Hagaajinta Waddooyinka.

120 Sanno jir Subax Walba u soo Kalaha Hagaajinta Waddooyinka.

Waxaa magaaalda Hargeysa mucjiso ku noqotay oday waayeela oo 120 sano jir ah haddana haaya hawl adag oo ah hagaajinta waddooyinka. Waxa uu dayac tiraa waddooyin daadku qaado, waxa uu buuxiyaa wadooyinka hogaggu ku samaysmaan, waxaa banneeyaa waddooyinka ay ka dhex baxaan geeduhu.

“Waxaan shaqadan soo haayey lixdankii sano ee ugu danbeyey” ayuu muwaadinkani u sheegay warbaahin mar ay waraysanaysay.

Waayeelkani waa mid la ciirciiraaya da’ waayeelnimo, duruufo adduunyana ka muuqdaan sidaas oo ay tahayna haddana waxa uu jecelyahay in uu waddankiisa iyo dadkiisa wax uga tago.

“Waa dalkaygii, waa dadkaygii, maaha iskaga tag ee waa wax uga tag da; yarta. Haddaba waxaan doonayaa in aan dadka iyo dalkaba wax uga tago”ayuu yidhi.

Waddooyinka Magaalada Hargeysa waa qaar badankoodu gogo’an una baahabn dayac tir. Dawladda hoosena may awoodin weli in ay baahitirto waddooyinka. Dhammaan waddooyinka isaga baxa degmooyinka magaalada Hargeysa ayaa ah qaar wa baaba’san marka laga reebo wadada madaxtooyada iyo ta qabata madaarka.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles