Abiy Ahmed Cali Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia ayaa markii ugu horeysay warbaahinta kula hadlay jiida hore ee dagaaladda ka dib markii uu si rasmi ah ugu biiray.“Cadawgu ma laha awood ay noogu babac dhigaan”, Raiisal Wasaaraha Itoobiya.
Abiy Ahmed Cali Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia ayaa markii ugu horeysay warbaahinta kula hadlay jiida hore ee dagaaladda ka dib markii uu si rasmi ah ugu biiray.



