Hargeisa
broken clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
94 %
4.2kmh
79 %
Tue
25 °
Wed
28 °
Thu
27 °
Fri
26 °
Sat
21 °
spot_img
Monday, December 8, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized“Xisbiga Waddani Wuxuu Xaqiijinaya Inay Dib U Bilaabmeen Wadahadaladi Garabka Kulmiye

“Xisbiga Waddani Wuxuu Xaqiijinaya Inay Dib U Bilaabmeen Wadahadaladi Garabka Kulmiye

“Xisbiga Waddani Wuxuu Xaqiijinaya Inay Dib U Bilaabmeen Wadahadaladi Garabka Kulmiye Ee Maxamuud Xaashi Aanu La Wadnay “. Muniir Axmed Cigaal
Lataliyaha Warbaahinta ee Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Muniir Axmed Cigaal oo sidoo kale kamid ahaa masuuliyiinta sida wayn ugu hawlana inay midho dhalaan wadahadalkii Xisbiga Waddani la furay Garabka Kulmiye ee uu hoggaamiyo Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay inay Xisbi ahaan Ummadda Somaliland u xaqijinayaan inay dib u fureen wadahadalki.
“Waxaan idin xaqijinayaa inay dib u bilaabmeen wadahadaladi aanu la wadnay Garabka Kulmiye ee uu hoggaaminayo Maxamuud Xaashi Cabdi, waxaanu rajaynaynaa inay ka soo bixidonaan wax khayr lihi.
Muniir Axmed Cigaal oo la waydiiyay hanka Maxamuud Xaashi Cabdi ee jagada Guddoomiyaha iyo Murashaxnimada jagadaas ee Xirsi Cali Xaji Xasan inay caqabad ku keenayso wadahadalka wuxuu yidhi .
“Maya isma khuseeyaan xisbiga Waddani hore Xisbi u jiray weeye oo qaabdhismeedkisu dhisna Maxamuud Xaashi na wadahadal ayaanu la furnay waxbadan oo aan Xil la helo ahayn oo badbaadada Waddanka ah ayaanu iska kaashan karna waanay socota “. Sidaa waxa yidhi Lataliyaha Warbaahinta
Guddoomiyaha Waddani Muniir Axmed Cigaal Oo Warbaahinta Hargaysa kula hadlay .
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles