Hargeisa
scattered clouds
15.7 ° C
15.7 °
15.7 °
67 %
1.3kmh
29 %
Mon
28 °
Tue
29 °
Wed
28 °
Thu
24 °
Fri
24 °
spot_img
Monday, December 15, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedMadaxda Burco oo iyaguna bilaabay in dameeraha laga saaro magaalada

Madaxda Burco oo iyaguna bilaabay in dameeraha laga saaro magaalada

Dawladda Hoose ee Magaaladda Burco ayaa shaaca ka qaaday in la xarayn doono Isla markaana Magaaladda Laga saari doono Dameeraha.
Xoghayaha Fulinta ee dawladda Hoose ee Burco oo warbaahinta u waramayay ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono dadka leh Dameeraha ee aanu hogaansamin amarka.
mar la waydiiyay maadaama ay dameerku ka mid yihiin gaadiidka dadku shaqaysto, bal in ay u iibin doonaan Baabuurta yaryar ee loo yaqaano Dameer Qadiyaha waxa uu ku jawaabay “Runtaa wanaagsan ee anagu U Iibin Mayno Dameer Qadiye” Ayuu Yidhi Xoghayaha fulinta ee dawladda Hoose ee Burco Cismaan Maxamed Sheekh Cismaan
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles