Hargeisa
few clouds
24.2 ° C
24.2 °
24.2 °
33 %
4.1kmh
18 %
Sat
26 °
Sun
25 °
Mon
24 °
Tue
25 °
Wed
26 °
spot_img
Saturday, December 6, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka Caalamka"Wadahadaladii Somaliland & Soomaaliya waanu ka baxney" Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland

“Wadahadaladii Somaliland & Soomaaliya waanu ka baxney” Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland

“Wadahadaladii u dhaxeeyey Somaliland & Soomaaliya waanu joojinay” sidaa waxaa sheegay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland mudane Axmed Ciise Keyd.
Wadahadaladaas oo bilaabmay sanadkii 2012 shirkii London ee Soomaaliya lagu badbaadinayey ayaa khuburo badani u arkayeen inuu ahaa mid Soomaaliya loogu hiilinayo oo Somaliland lagu hakinayey inta ay Soomaaliya ka soo dhismayso.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles