Hargeisa
broken clouds
16.1 ° C
16.1 °
16.1 °
66 %
5.5kmh
67 %
Fri
15 °
Sat
23 °
Sun
23 °
Mon
24 °
Tue
26 °
spot_img
Friday, January 28, 2022

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland oo ka warbixiyey safarkii u ku joogay Jibuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa qasriga madaxtooyada dalkaasi...

Duqa Caasimadda oo Sharciyo Cusub oo Bilacda Magaalada ah soo jeediyey

Mudane CKriim Axmed Mooge, Guddoomiyaha Caasimadda Hargeysa...

Xisbiga Waddani oo Dhaliilay Xukuumadda Somaliland.

UncategorizedXisbiga Waddani oo Dhaliilay Xukuumadda Somaliland.
“ Lacagaha ay hay’adduhu siiyaan Somaliland waxay ku shubaan Baanka kadibna wasiirradu iyada oo Doollar ah bay ka qaadaan oo isticmaalan… Waxa dhacda in wasiirradu saxeexaan sagaal boqol oo kun oo dollar oo jeebab dad ku dhacda cidna aanay xisaabin marka la saxeexo kadib…
Maamul xumada xukumadda Kulmiye waxa ka mid ah in ay xilligan xoolaynayaan dad xoolihii abaartu ka saartay. Qof xoolihii yaraa ee uu hayay aan biyo iyo baad toona u hayn marka hadda xoolo kale la siiyo sidee buu odhanaya..”
Xoghayaha Xanaanada Xoolaha Xisbiga WADDANI Dr Axmed-shukri.
najax aadan cunaaye.

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles