Hargeisa
scattered clouds
13.4 ° C
13.4 °
13.4 °
84 %
3.9kmh
40 %
Mon
24 °
Tue
22 °
Wed
23 °
Thu
23 °
Fri
23 °
spot_img
Monday, January 24, 2022

War deg-deg ah: Ciidama Itoobiya oo Gacanta ku Dhigay Magaalada Jifra.

UncategorizedWar deg-deg ah: Ciidama Itoobiya oo Gacanta ku Dhigay Magaalada Jifra.
Ciidanka Qaranka Itoobiya iyo kuwa gaarka ah ee Canfarta ayaa gacanta ku dhigay magaalada Jifra.
Ciidanka ayaa gabi’ahaamba ka xoreeyay Jifra iyo deegaannada ku xeeran cadowga TPLF, waxa ayna qorshaysanayaan hawlgalkooda xiga ee ay kaga takhalusayaan cadowgaTPLF ee soo duulay iyaga oo hawlgalkooda sii wata.
Xigasho: EBC

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles