Hargeisa
broken clouds
19 ° C
19 °
19 °
67 %
8.3kmh
69 %
Fri
23 °
Sat
24 °
Sun
24 °
Mon
24 °
Tue
22 °
spot_img
Friday, January 21, 2022

Musharax Madaxweynaha Somaliland Cirro oo u dhoofay Ethiopia

Guddoomiyaha mucaaradka ugu weyn ee Somaliland Mudane...

Nuxurka Go’aamo ka Soo Baxay Fadhigii Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland ee Maanta

Fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland...

Salaadiinta Subeer Awal oo Taageeray Xeerka Furista Ururada.

Wararka CaalamkaSalaadiinta Subeer Awal oo Taageeray Xeerka Furista Ururada.

Hardan siyaasadeed baa ka dhex bilaabmay cuqaasha iyo odayaasha Beelaha Subeer Awal iyo Garxajis. loolankan siyaasadeed ayaa soo ifbaxay markii odayaal ka soo kale jeeda Subeer Awal iyo Garxajis ay warbaahinta mariyeen hadalo isku liddi ah.

Guddida Garxajis baa baa 11-kii bishan soo saaaray go’aamo ay kaga soo horjeedaan furista ururada iyo kordhinta doorashada maxdtinimada ee soo fool leh.

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles