Hargeisa
clear sky
11.6 ° C
11.6 °
11.6 °
86 %
4.2kmh
2 %
Wed
23 °
Thu
23 °
Fri
23 °
Sat
23 °
Sun
22 °
spot_img
Wednesday, January 26, 2022

Is not it a “double standard” ?

This is one of the highlights of...

Sucaad Camriye: Sababta aan u doonayo in Somaliland magaca laga badelo

~ Sucaad Yuusuf Odowaa (Sucaad Carmiye), waa...

Duqa Caasimadda oo la kulmay Guddi Hoosaadka Golaha Wakiilada

Guddoomiyaha caasmimadda Hargeysa mudane CKariim Axmed Mooge...

Wefti EU-da & UK ka socda oo Kulan la yeeshay Shirgudoonka Golaha Wakiiladda & Guddiga Doorashooyinka

 Wafti ka socdey wakiilada midowga Yurub iyo UK ayaa booqasho ku yimid dalka si ay isku xog wareystaan hagaanada kala duwan ee dalka. Waxay ugu horeynba la kulmeen golaha Wakiilada & gudiga doorashooyinka Somaliland. Golaha Wakiilada, waxay la kulmeen Shirgudoonka Golaha iyo Xubnaha Guddida Arrimaha Dibada iyo Maamulka. Kulankan oo si qiime leh u dhacay, waxaa gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Wakiilada...

Is not it a DOUBLE STANDARD ?

HARGEYSAAWI | CITY PAGES

Waxbadan Ka Ogow Barnaamijka Guulaysta ee Shaqo-Qaran.

Somaliland nidaamkeeda siyaasadeed, gaar ahaan, nidaamka shaqaalaysiinta shaqaaluhu waxa uu ku dhisnaa in muwaadinku hawl-wadeen dawladeed ku noqdo laba mid uun: waa midda kowaade, in uu caaqilkooda ka dhigto wasto ama weji si' uu shaqaalenimada dawladda ugu fududeeyo, si' taasi u timaadana waa in caaqilku la baryootamo masuuliyiin badana la xidhiidho sidii muwaadinkan loo shaqaalaysiin lahaa iyada oo la tixgalinaayo codsiga caaqilka. Laba, waa in muwaadinku uu siyaasiga reerkooda...

Dab Qabsaday Guri Kuyaala Degmada Ibraahim Koodbuur oo Ciidanka Dabdamisku u Gurmadeen.

Dab ka kacay guri daar ah oo ku yaala degmada Ibraahim Koodbuur ee Hargeysa oo ciidanka Dab-demisku u gurmadeen. Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey guryihii u...

Waxbadan Ka Ogow Barnaamijka Guulaysta ee Shaqo-Qaran.

Somaliland nidaamkeeda siyaasadeed, gaar ahaan, nidaamka shaqaalaysiinta shaqaaluhu waxa uu ku dhisnaa in muwaadinku hawl-wadeen dawladeed ku noqdo laba mid uun: waa midda kowaade, in uu caaqilkooda ka dhigto wasto ama weji si'...

Waxaan Qirayaa in Abdirahman Cirro u horseeday Somaliland ‘Siyaasad Cusub’ – Jamal Ali Hussein

Maahmaah ay leeyahiin dadka ku nool waddanka Trinidad and Tobago ee ku yaala Jasiiradaha Carribeanka ayaa tidhaahda: " Eat little, and you will live...

Check out other categories:

Dadka Degan Xaafadda Daami oo Isugu Soo Baxay si ay u Taageeraan Qaddiyada Aqoonsi Raadiska Jamhuuriyadda Somaliland.

Dadweynaha ku nool xaafada Daami ee degmada Gacan libaax ee magaaladda Hargeysa ayaa isu soo bax balaadhan ku muujiyay taageeradooda Doodii baarlamaanka Ingiriiska ee Qadiyada Madax banaanida Somaliland. Sidii Gavin Williamson uu qaddiyadda aqoonsiga Somaliland...
00:01:14

Dowladda Hoose oo isticmaali doonta xirfadaha sare (Technology) si ay u habeyso qorsheynta caasimadda

Duqa magaalada Hargeysa Mudane Cabdi kariim Maxamed Mooge ayaa soo bandhigay farsamooyin cusub oo ay isticmaali doonaan mustaqbalka dhow si ay magaalada ugu dejiyaan qaabeyn (Map) cusub . . . https://youtu.be/xnKqpClR-_E
00:01:14

Dowladda Hoose oo isticmaali doonta xirfadaha sare (Technology) si ay u habeyso qorsheynta caasimadda

Duqa magaalada Hargeysa Mudane Cabdi kariim Maxamed Mooge ayaa soo bandhigay farsamooyin cusub oo ay isticmaali doonaan mustaqbalka dhow si ay magaalada ugu dejiyaan qaabeyn (Map) cusub . . . https://youtu.be/xnKqpClR-_E

Ciidanka Dabdamiska Somaliland oo Damiyey Dab qabsaday Guri Ku Yaala Xaafadda Sheed-dheer.

Dab qabsaday guri Jiingad ah oo ku yaala xaafada Sheed dheer ee magaalada Boorama oo ciidanka Dab-demisku u gurmadeen. Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey guryihii u...

Degmada Axmed Dhagax ayaa Laga BilaabayBannaynta Wadooyinka .

Golaha deegaanka ee caasimaddu waxa uu wadaa dardar cusub oo waddooyinka magaalada Caasimadda lagu bannaynayo, geedaha sida garanwaagana looga jaraayo. sidoo kale, dhammaan degmooyinka caasimaddu waxay wadaan olole wadde bannayna si loo iftiimiyo bilicdaiyo...

INTERNATIONAL TRADE EXPO

FOCUS | HORN OF AFRICA

- Advertisement -spot_img

OPINIONS

- A word from our sponsors -

spot_img

Carruurta Marka ay yaryihiin waa in Masuuliyadda La Baraaa.

Waa wiil 10 jir ah, isaga oo aad u ooyaya ayuu u yimid maammulaha iskuulka oo ah saaxiibkey Cumar Warsame Cade wuxuu weyddiiyay: maxaa kugu dhacay? isaga oo ka sugaya in uu sheego nabarro...

Maxaad ka Taqaanaa Kiniinka Asprin?.

Aadamuhu waxa uu yaqaanay xilliyo hore in Kiniinka Asprin uu yareeyo kaarka iyo xummaada, garaaca wadnahana  hoos ayuu u dhigaa. Waxaa la helay faa’iidooyin caafimaad oo kale sanadahan. Kiiniinka Asprin, xaddi yar oo la...

Caafimaadka Afka iyo Ilkaha iyo Xogo Ku saabsan.

Jirrooyinka ilkaha ku dhaca, ee aadamuhu ka caban jireen waxay soo jireen muddo dheer. Xanuunada ilkaha cirridka iyo afku waxay ahaayen dhibaato weyn oo dadku ka cawdaan. Taariikda la haayo, daawaynta xanuunada ilkaha iyo afku waxay ka...

Cilmi Baadhis: Qofka oo Lugeeya, Caafimaadkiisa Maxay ka Tartaa?

Jimicsigu keliya maaha in uu caafimaadka qofka kor-u-qaado, cilmi baadhis baa caddaysay in  qofka oo dhawr jeer todobaadkii lugeyaa ay hoos u dhigto halista xanuunada qaar. Xanuunadaas waxaa kamid faalugga, macaanka, xanuunka lafaha iyo kale goysyada, iyo...

Dhakhtar Somali ah Oo Ka Mid Ah Culimada Sayniska Ee Ku Hawlan Soo saarista Dawada Kansarka.

Khubarada caafimaadka ayaa muddo dheer ku howlan sidii ay daawo ugu heli lahaayeen cudurka halista ah ee kansarka, kaasoo noocyo badan leh, caalamkana saameyn ku yeeshay. Seynisyahannada cilmibaaristan ku jira waxaa ka mid ah Dr Axmed Cali oo...

Faa’iidooyinka Caafiimaad ee Ku Duugan Cuntooyinka Qaar.

Khubarada Caafimaadku waxay ina leeyihiin cuntadu waxay saamayn wayn ku leedahay caafimaadka qofka.  Qaar kamid ah cuntooyinku waxay horseedaan in ay ka hortagaan cudurada. Cuntooyinka qaar waxaa ku jira maadooyin ka hortaga dhaawaca soo gaadha nudayaasha jidhka. Cuntooyinkaas...

GUUXA DADWEYNAHA

- Advertisement -spot_img

Somalilanders’ Remittance Businesses Succeed Worldwide

~“Remittances are critical for the Somali communities worldwide,” says Dale We...

Mo Farah: ‘I’d love to be able to give back to the younger generation

~The four-time Olympic Champion hints at retirement when asked...

Ka Ganacsiga Beeyada Somaliland oo aad u sii kordhaya

Warbixin dhawaan ay soo saartey Wasaaradda Ganacsiga Somaliland ayey ku sheegtay in ka ganacsiga beeyadu ay noqotay ganacsiga labaad ee ku xiga dhoofinta xoolaha nool oo taariikhiyin Somaliland ay caan ku tahay. Beeyadan oo...

Lithuanian, Somaliland Pavilions Feature at Food Taiwan Trade Show for First Time

A number of national pavilions grabbed much of the attention at Taipei’s annual international food show, Food Taipei, when it officially opened Wednesday, with the first ever Lithuania pavilion a highlight. The Lithuania pavilion is...

Taiwan’s CPC expects to start oil exploration in Somaliland as early as 2023

Taiwan's state-owned oil supplier, is expected to start oil exploration in Somaliland in 2023 at the earliest after signing a deal to take a stake in an oil field in the East African state. In a statement released...

Genel Energy PLC Signs Farm Out Agreement With OSC Over Somaliland Oil Block

Genel Energy PLC on Monday has announced it has signed a farm-out agreement relating to Somaliland’s SL10B13 block, with OPIC Somaliland Corporation (‘OSC’), with all its share of future capital investment coming from CPC Corporation, Taiwan, the state-owned...

HALDOOR | AFRICAN PIONEERS

- Advertisement -spot_img

- A word from our sponsors -

spot_img

Wararkii ugu dambeeyey | Latest News . . .