Hargeisa
broken clouds
19 ° C
19 °
19 °
67 %
8.3kmh
69 %
Fri
23 °
Sat
24 °
Sun
24 °
Mon
24 °
Tue
22 °
spot_img
Friday, January 21, 2022

Musharax Madaxweynaha Somaliland Cirro oo u dhoofay Ethiopia

Guddoomiyaha mucaaradka ugu weyn ee Somaliland Mudane...

Nuxurka Go’aamo ka Soo Baxay Fadhigii Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland ee Maanta

Fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland...

Ma hayno Qalabkii Lagu Baadhayay Cudurka Cusub Ee OMICRON, Xukuumadda Somaliland.

Guuxa DadweynahaMa hayno Qalabkii Lagu Baadhayay Cudurka Cusub Ee OMICRON, Xukuumadda Somaliland.
Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in aanay haynin qalabka lagu ogaan karo nooca cusub ee Covid_19, ee Waddamo badan oo Caalamka ah lagu arkay, waxayna guud ahaan Shacabka reer Somaliland uga digtay inay ka feejignaadan, oo ay qaataan tilmaamaha Wasaaradda Caafimaadka iyo talaalka.
Wasiirka Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), oo arintan ka hadlay Shalay wuxuu yidhi “Xanuunkii cusbaa ee dunida soo galay ayey wax inagaga soo kordheen, inkasta oo aynaan haynin wax lagu baadho inuu kii yahay, laakiin wixii ku dilaaba waa ku wed ee kolayba waa Covid ama ka cusub ha ahaado ama kii hore ha ahaadee, iyadoo xilligan talaal socdo oo Gobollada oo dhan ka socdo, sidii hore la idinku sheegayna inuu talaalku yahay waxa kaliya ee la og yahay ee lagaga hor tagi karo, waxaanu dadka ku baraarujiynaa in wixii digniino iyo tilmaamo idinka imanaya Wasaaradda Caafimaadka ee aad aragtaan, inaad u dareertaan..”
Dalalka dunida qaarkood, waxa lagu arkay nooc cusub oo Covid_19 ah isla-markaana habka uu u faafaa ka duwan tahay noocii hore ee Covid_19.

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles