Hargeisa
broken clouds
14.2 ° C
14.2 °
14.2 °
85 %
3.6kmh
80 %
Mon
24 °
Tue
22 °
Wed
23 °
Thu
23 °
Fri
22 °
spot_img
Monday, January 24, 2022

Idaacaddii Radio Hargeysa Ee Mawjadaha SW2 Oo Hawada Ka Baxday

HARGEYSAAWI | City PagesIdaacaddii Radio Hargeysa Ee Mawjadaha SW2 Oo Hawada Ka Baxday

Sabti, (Hargeysa 25-12-2021)-Idaacadda Radio Hargeysa ayaa ah idaacadda ugu da’da weyn geeska afrika. waxaa la aasaasay 1940-naaadkii. Waana idaacad leh kayd aad u ballaadhan. Dagaaladii sokeeye wadanka ka dhacay wax saamayn ah kumay yeelan idaacadda Radio Hargeysa.

idaacaddan Sw-2 oo laga dhegaysto mawjadaha gaagaaban ayaa fadhiisatay 2018kii.

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles