HomeWararkii CaalamkaHub Loo Waday TPLF oo La Qabtay.

Hub Loo Waday TPLF oo La Qabtay.

Hub ayaa laga helay guriga shaqsi looga shakiyay in uu xidhiidh la leeyahay kooxda argagixisada ah ee TPLF.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya hub laga helay guri uu degganaa nin looga shakisan yahay in uu xidhiidh la leeyahay kooxda argagixisada ah ee TPLF.
Sida ay ENA u sheegeen ilo-wareedyo, ciidamada ammaanku waxa ay gacanta ku dhigeen laba qori oo Kalashnikov ah oo ay ku jiraan 60 xabbo oo rasaas ah iyo laba bastoolad oo ay ku jiraan 20 xabbo oo rasaas ah, kaddib markii la baadhayay hoygeeda.
Sida xogta aan ku helayno waxaa sii xoogaystay xidhiidhda dad lagu tuhmayo in ay isku diyaarinayeen in ay ka qeyb-qaateen shirqoollada lagu khalkhal galinayo waddanka iyaga oo gacansaar la leh kooxda argagixisada ah ee TPLF iyo Shene.
Xigasho: ENA

SAADAASHA HAWADA | Weather

Hargeisa
few clouds
13 ° C
13 °
13 °
83 %
4.9kmh
14 %
Wed
23 °
Thu
23 °
Fri
22 °
Sat
21 °
Sun
22 °

INTERNATIONAL TRADE EXPO

- Advertisement -spot_img

HORSEEDKII AFRIKA | THE AFRICAN PIONEERS

- Advertisement -spot_imgspot_img

ARAGTI | OPINIONS