Hargeisa
broken clouds
19 ° C
19 °
19 °
67 %
8.3kmh
69 %
Fri
23 °
Sat
24 °
Sun
24 °
Mon
24 °
Tue
22 °
spot_img
Friday, January 21, 2022

Musharax Madaxweynaha Somaliland Cirro oo u dhoofay Ethiopia

Guddoomiyaha mucaaradka ugu weyn ee Somaliland Mudane...

Nuxurka Go’aamo ka Soo Baxay Fadhigii Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland ee Maanta

Fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland...

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladu Muxuu Ka yidhi Buuqa Siyaasadeed ee ka Dhashay Golaha Baarlamaanka.

UncategorizedGuddoomiyaha Golaha Wakiiladu Muxuu Ka yidhi Buuqa Siyaasadeed ee ka Dhashay Golaha Baarlamaanka.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md Cabdirisaaq Khaliif oo Xukumadda digniin adag siiyay
“Sharci maaha in xildhibaanno shir jaraa’id qabtaan ee waxaa saamayn sharci yeelanaysa wixii Goluhu isku raaco ama isku diido, xildhibaannada jooga waan u mahadnaqaya, waxaan Mudaneyaasha maqan ku boorrinaya in ay sharciga u soo noqdaan cid kasta oo dabada ka riixaysana aanay golaha ku waxyeelayn Sabtida waxa la sugaya Miisaaniyaddii haddii Golaha loo qaabeeyo in maanta qolo ka baxdo berrina qolo ka baxdo oo aanu Goluhu wada shaqayn waxay noqonaysa duullaan lagu soo qaaday hay’addihii Qaranka, ciddii ka dambeysana waxaanu leenahay karis xun iyaduna wax ku la arrintaasina cid gaar ah saamayn mayso wixii Golaha dhexdiisa ka jirana Golaha ayaa ka wada hadlaya,”
Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles