Hargeisa
clear sky
11.6 ° C
11.6 °
11.6 °
86 %
4.2kmh
2 %
Wed
23 °
Thu
23 °
Fri
23 °
Sat
23 °
Sun
22 °
spot_img
Wednesday, January 26, 2022

Is not it a “double standard” ?

This is one of the highlights of...

Sucaad Camriye: Sababta aan u doonayo in Somaliland magaca laga badelo

~ Sucaad Yuusuf Odowaa (Sucaad Carmiye), waa...

Duqa Caasimadda oo la kulmay Guddi Hoosaadka Golaha Wakiilada

Guddoomiyaha caasmimadda Hargeysa mudane CKariim Axmed Mooge...

Gar ayay ku Leeyihiin inay Yidhaahdaan Maxay Laba Jeer Noo Cashuuraysaa Dawladdu.

UncategorizedGar ayay ku Leeyihiin inay Yidhaahdaan Maxay Laba Jeer Noo Cashuuraysaa Dawladdu.
Gadiidka dadwaynaha qaada (tagaasida, basaska) waa inaan dawladda dhexe cashuurin ee ay dawladaha hoose ee degmada ay ka shaqeeyaan keliya ay cashuurto si aan laba cashuurood ugu dhicin .
Gadiidka dadwayne ee magaalooyinka iskaga baxa se waa inaan dawlaha hoose wax cashuur ah ka qaadin ee ay dawladda dhexe ka qaado. Waa in calaamado kala gaar ah loo sameeyo.
Cashuurta wado marista ee dawladda dhexe qaado ayaan ku haboonayn tagaasida magaalo dhexdeeda ka shaqeeya waayo wado dawlad dhexe maamusho ba ma maraan ee magaalada dhexdeeda ayay ka xoogsadaan.
In tagaasida dawladda dhexe iyo dawladda hoose wada cashuuraan waa ku culays aan la yaraysan karin. Mana ah wax daruuri ah. Sidaas oo kale ayaanay sideedaba sax ahayn in laba cashuurood qof looga wada qaado isla hal shay.
Waxa aan qabaa in arinka tagaasida ay ka wada hadlaan Wasaaradda Maaliyadda iyo dawladaha hoose ee dalka oo dhan. Dadka danyarta ah culays lama saaro ee waa laga fudaydiyaa wixii suurtagal ah. Dad xoogsato ah ayaa wata tagaasida. Meel kale oo ay ka shaqaystaan ma hayaan. Halkaas yaan laba cashuurood dusha loo saarin ee dawladda aan waxba u qaban (ta dhexe) ha ka dayso culayska. Tagaasida magaaladda dhexdeeda ka xoogsada waxa u dan ah dawladda hoose ee wadooyinka ay maraan maamusha, waxba kama dhexeeyaan dawladda dhexe.

Garyaqaan Dafac.

Check out our other content

Check out other tags:

Most Popular Articles