Hargeisa
clear sky
26 ° C
26 °
26 °
28 %
5.5kmh
2 %
Mon
24 °
Tue
27 °
Wed
27 °
Thu
26 °
Fri
25 °
spot_img
Monday, November 10, 2025

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
City Hall NewsDuqa Caasimadda oo Sharciyo Cusub oo Bilacda Magaalada ah soo jeediyey

Duqa Caasimadda oo Sharciyo Cusub oo Bilacda Magaalada ah soo jeediyey

Mudane CKriim Axmed Mooge, Guddoomiyaha Caasimadda Hargeysa waxuu u sheegay qaar ka mid ah ganacsatada magaalada in cid weliba qashinka iska qaado. “meherad weliba waxay masuul ka tahay qashinka meheraddiisa sidii uu u geyn lahaa meeshii loogu talo galay, haddii uu sameyn waayana waxaa sugaya ganaax, haddii uu sii wadana waxaanu la tiigasaneynaa sharciga” waxaa yiri mudane CKariim.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles