12.9 C
Hargeisa
Wednesday, December 8, 2021
HomeAragti

Aragti

Is-beddelka Waddani Ka Dhacay iyo Saadaasha Jawaabta Kulmiye bixin Karo. W/Q: Cali Cabdi Coomay

Winston Churchill oo ahaa Raysal wasaarihii Ingiriiska ee wakhtigii dagaalkii labaad ee adduunka ayaa laga hayey” Siyaasigu waa ka awood u leh in uu...

Garoonka Diyaaradaha ee Berbera Yaa lagu Wareejiyay?

Garoonka Diyaaradaha ee Berbera Yaa lagu wareejiyay?:Heshiisyadda Ceshiimadda (Concessions) iyo Gaar yeelidda hantidda dawladda (Privatision) Marka shirkad gaar loo leeyahay lagu wareejinayo maamulka mid ka...

Sheekadii Abaalka iyo Shaydaanka.Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen.

Nin weyn oo oday ah oo markaa ka yimi miyi ayaa imanaya meel wacyi uu sheekh ka akhriyaayey. Sheekhii baa markaa isaga oo wacdigii...

Kulmiye waa in uu Gurigiisa Dhexdiisa Hagaajista, Dadkiisina uu Doonta lana Yimaada Siyaasad dib u Heshiisina.

Qof kasta oo Kulmiye maalin u so shaqeeyay, wax taray ama taageeray wuu mahadsanaya, waxaanu u haynaa sharfanyahay iyo karaamo, Xisbiga kulmiyana ixtiram iyo...

Beelaha Darafyada: Waa Kala Laba SNM iyo Soomaalilaan W/Q: Cali Cabdi Coomay

Shan madaxweyne oo Soomaalilaan soo maray saddex ka mid ahi waxa ay ahaayeen madaxdii ama saraakiishii SNM, markaa aqlabiyadda madaxweyneyaashii Soomaalilaan waa SNM. Wixii...

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun ayaa Bulshada ugu Baaqay in ay Taageeraan Mayaar Cabdikariim.

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo kamid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa Maanta bariisa facebook ku qoray sidan: "Haddii aynu rabno Caasimad la cayna caasimadaha caalamka...

Biyaha Shiidaal Ma Laga Samayn Karaa? W/Q: Dr. Fosi Kofal

Beryahan waxaa si degdeg u qaaliyoobay qiimihii shiidaalka. Dhaqaalihii bulshada oo aan weli si fiican uga soo kaban Covid-19, ayaa waxaa isku raacay qiimaha...

Sida Looga Hortago Kansarka Naasaha Ku Dhaca.

Kansarka naasaha ku dhacaa, waa nooc kamid ah kansarka dhibaaatda caafimaad ku haaya haweenka. Waa xanuunka ugu badan ee ku dhaca naasaha haweenka. Xanuunkan...

Is-qabqabsiga Firqooyinka Diimeed iyo Dawlad Deegaanka Somali Itoobiya. W/Q: Sadam Osman kaabash

DDSI, waxay la dagaalami jirtay guud ahaan faafinta, dhigista, gudbinta iyo barashada heerka sarraysa ee diinta islaamka. Waxay go'doomiyeen xeeladkasta oo qofkastaa ku noqon...

The Staggering Scale of Germany’s Refugee Project

Migrants and refugees flooding into Europe have presented European leaders and policymakers with their greatest challenge since the debt crisis. The International Organization for...

SAADAASHA HAWADA | Weather

Hargeisa
clear sky
12.9 ° C
12.9 °
12.9 °
90 %
5.4kmh
10 %
Wed
23 °
Thu
23 °
Fri
22 °
Sat
21 °
Sun
22 °

GUUXA DADWEYNAHA

MOFA launches Taiwan Expo in Somaliland, East Africa business matchmaking program

TAIPEI (Taiwan News) — Organized jointly by the Ministry of Foreign Affairs (MOFA), Taiwan External Trade Development Council (TAITRA), and the Importers and Exporters...
- Advertisement -spot_img

ARAGTI | OPINIONS

- Advertisement -spot_img