Dowladda hoose ee Hargeysa ayaa bilowday inay qabqabato xoolaha dhex meereysanaya magaalada Hargeysa si loo ilaaliyo bilicsamida caasimadda. Waxayna ku wareejineysaa xoolahaas laga soo qabqabtay magaalada ciidinka ilaalada nabadgelyada...
Qodobadii ka soo baxay Kulanka Todobaadlaha ah ee u dhexeeya Maamulka Sare Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa, Agaasimayaasha Waaxaha kala duwan, Gudoomiyayaasha Degmooyinka Caasimadda...
Dawladda Hoose ee Magaalada Hargeysa ayaa bilaabay ololaha soo ururinta weelka iyo maacuunka aan u wanaagsanayn badqabka caafimaadka shacabka ee ay istcimaalaan cuntadana ku...