12.9 C
Hargeisa
Wednesday, December 8, 2021
HomeFaallo | Editorial

Faallo | Editorial

“Faraska Tigrey Ee Guumeystahu Soo Koorreystay, Kasmada Shisheeye iyo Afrikada Maanta.”

Madaxweynaha Mareykan, Joe Biden, ayaa maanta tibaaxay xukuumaddiisu in ay indhaha kor uga lalin doonto xasuuqa laga soo sheegayo Waqooyiga Ethiopia, haddii, RW Abiy...
00:21:53

Wacdi Qalbiga taabanaya Sheekh Khadar Badeed.

https://youtu.be/KlLkS_QYS3c

“Qofku wax walba waa u dul qaadan karaa intuu damiirkiisu noolyahay” W/Q: Mustaf Awil Hassan.

Bilowga Lixdameeyadii qarnigii tegay, ayey dowladda Mareykanku damacday inay wada-hal la gasho koox fallaago ah oo dalka Vietnam ka jirtay, Mareykanku fariin wadahal ayey...

Gar ayay ku Leeyihiin inay Yidhaahdaan Maxay Laba Jeer Noo Cashuuraysaa Dawladdu.

Gadiidka dadwaynaha qaada (tagaasida, basaska) waa inaan dawladda dhexe cashuurin ee ay dawladaha hoose ee degmada ay ka shaqeeyaan keliya ay cashuurto si aan...

Hooyo Ubadkeedii Dayaceen, Tabaalo Aduuna Haysto. Qalinkii: Sadam Osman Kaabash.

Waa hooyo oo aan haysan xarun caafimaad oo daryeesha lana socota caafimaadkeeda heerka uu maraayo xilli kasta oo ay marayso in tay ka ummulayso....

“Kadin Walba Cabsi-baa Inoo Sudhan Ee Yeynaan Bad Isku-gelin” Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

Cigaal Shidaad ayaa beri ay niman ka cabsiinayeen. Cigaal Shidaad Wuxuu caan ku ahaa laba shay fuleynimadda iyo xikmadda. Berigii hore reeraha wada yaala...

Waxaan Halkan ka Qirayaa inuu Cabdiraxmaan Cirro Beddelay Siyaasaddii Somaliland”, Jamaal Cali Xuseen.

- Maahmaah ay leeyahiin dadka ku nool waddanka Trinidad and Tobago ee ku yaala Jasiiradaha Carribeanka ayaa tidhaahda: " Eat little, and you will live...

Geedi Socodka iyo Taariikhda Asxaabta iyo Ururada Siyaasadeed ee Somaliland 2002 ilaa 2022.

Somaliland markii ay u guurtay nidaamka xisbiyada badan ee dastuurka qaranka jamhuuriyadda Somaliland oo afti dadwayne 97% 31 may 2001 lagu ogolaaday , ayaa...

Faallo: Chine Muxuu Ku Soo Kordhin karaa Somaliland.

Jabka ugu wayni waxa uu dhici kara Soomaaliland oo si adag ula xidhata China, dooda xisbiga Waddani soo dhigay ee kala doorashada China iyo...

SAADAASHA HAWADA | Weather

Hargeisa
clear sky
12.9 ° C
12.9 °
12.9 °
90 %
5.4kmh
10 %
Wed
23 °
Thu
23 °
Fri
22 °
Sat
21 °
Sun
22 °

GUUXA DADWEYNAHA

MOFA launches Taiwan Expo in Somaliland, East Africa business matchmaking program

TAIPEI (Taiwan News) — Organized jointly by the Ministry of Foreign Affairs (MOFA), Taiwan External Trade Development Council (TAITRA), and the Importers and Exporters...
- Advertisement -spot_img

ARAGTI | OPINIONS

- Advertisement -spot_img