Waxii ahaa Soomaaligii ugu horeeyey ee aasaasey Wargeysa Madax*banaan.
Wargeysyada uu lahaa waxaa ka mid ahaa Al Soomaali & WarSoomaali Side. Waxuu badanaa qoraaladiisa lagu daabici jiray maqaalo liddi ku ah gumeystayaashii ku sugnaa qaaradda Afrika, khaasatan boqortooyadii Ingiriiska oo markaa gaashaanbuur la aheyd Somaliland. Waxayna boqoradda Ingiriiisku u bixisay “MAHADMA GAANDHIGII AFRIKA.”