12.9 C
Hargeisa
Wednesday, December 8, 2021
HomeWararkii Caalamka"Itoobiya Waxay Gashay Dagaal Sokeeye" Abiy Axmed.

“Itoobiya Waxay Gashay Dagaal Sokeeye” Abiy Axmed.

Abiy Axmed ayaa ugu baaqay shacabka Itoobiya in ay ka falceliyaan oo ay ka dhiidhiyaan sheekooyinka gurracan.
Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa qoraal uu mar dhowayd soo dhigay bartiisa twitter-ka ku sheegay in Itoobiya ay gashay dagaal sheeko casri ah.
Raysal-wasaare Abiy Axmed ayaa yidhi:- “Shacabka wadankaygow yaynaan hilmaamin in kuwa fog iyo ka dhow ee aan doonaynnin wanaagga dalkeenna ay hantidooda iyo dhaqaalahooda u adeegsanayaan dagaal ay dalkeena ku soo qaadaan, Qof kasta oo Itoobiyaan ah waxa uu door ku leeyahay in uu wax ka beddelo fikradda qaldan, Waxa aynnu samayn doonnaa taariikhdeenna midnimo qaran oo noqota mid qoran!”
Xigasho FBC

SAADAASHA HAWADA | Weather

Hargeisa
clear sky
12.9 ° C
12.9 °
12.9 °
90 %
5.4kmh
10 %
Wed
23 °
Thu
23 °
Fri
22 °
Sat
21 °
Sun
22 °

INTERNATIONAL TRADE EXPO

- Advertisement -spot_img

HORSEEDKII AFRIKA | THE AFRICAN PIONEERS

- Advertisement -spot_imgspot_img

ARAGTI | OPINIONS